Ciidanka Booliska Deegaanka waxa uu u taagan yahay ilaalinta sharciga, sugidda nabadda, iyo la shaqaynta bulshada si loo dhiso deegaan ammaan ah oo la isku halleyn karo. Anigoo ku hadlaya magaca booliska, waxa naga go’an inaan noqono ciidan daacad ah, shacabka u adeega, kalsooni leh, kuna shaqeeya hufnaan iyo mas’uuliyad buuxda.
Read More