Jigjiga Khamiis, 12 June 2025 Komishinka Booliska Dawlad Deegaanka Soomaalida Sarreeye Guud Xaaji Cabdi Cali Siyaad ayaa galabta si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jigjiga.

kaddib markii uu kasoo laabtay gudashada waajibaadka xajka ee sanadkan 1446 Hijriya.Waxaana garoonka kusoo dhaweeyay Komishin kuxigeenka Booliska DDS Sarreeye Gaas Xasan Moogow Maxamed, saraakiisha sare ee booliska iyo masuuliyiin kale.Taliyaha ayaa u mahadceliyay masuuliyiinta iyo saraakiisha soo dhaweeyay, wuxuuna sheegay inuu si gaar ah ugu soo duceeyay shacabka iyo ciidamada deegaanka wuxuuna yidhi :- […]

kaddib markii uu kasoo laabtay gudashada waajibaadka xajka ee sanadkan 1446 Hijriya.Waxaana garoonka kusoo dhaweeyay Komishin kuxigeenka Booliska DDS Sarreeye Gaas Xasan Moogow Maxamed, saraakiisha sare ee booliska iyo masuuliyiin kale.Taliyaha ayaa u mahadceliyay masuuliyiinta iyo saraakiisha soo dhaweeyay, wuxuuna sheegay inuu si gaar ah ugu soo duceeyay shacabka iyo ciidamada deegaanka wuxuuna yidhi :- “Maalmihii khayrka badnaa ee aan ku sugnaa dhulka barakeysan, waxaan Alle uga soo baryay shacabka iyo ciidamada deegaanka midnimo, nabadgelyo iyo horumar. Waxaan alle uga mahadnaqayaa fursadda uu i siiyay gudashada acmaasha Xajka. Waxaana diyaar u sii ahay in aan si hufan ugu sii adeego bulshadayda,”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *