Madaxa danbi ka hortaga Booliska DDS, G/sare Maxamuud Xasan, iyo Hoggaanka Nabadgalyada MMJ, Mudane Muxumed Cabdi, ayaa kulan la yeeshay maamulka bangiyada ka hawlgala magaalada Jigjiga.

Kulankan oo looga hadlayay adkaynta amniga, ayaa ujeeddadiisu ahayd in bangiyadu ka qayb qaataan hirgelinta nidaamka dhijitaalka ah ee lagu xoojinayo amniga caasimadda, gaar ahaan in kamaradaha amniga gudaha iyo bannaanka xarumaha bangiyada lagu xidho Maamulka bangiyada ayaa sheegay inay doorkooda ka soo baxayaan , isla markaana ay kaalin muuqaata ka qaadanayaan horumarinta nidaamka amniga […]

Kulankan oo looga hadlayay adkaynta amniga, ayaa ujeeddadiisu ahayd in bangiyadu ka qayb qaataan hirgelinta nidaamka dhijitaalka ah ee lagu xoojinayo amniga caasimadda, gaar ahaan in kamaradaha amniga gudaha iyo bannaanka xarumaha bangiyada lagu xidho Maamulka bangiyada ayaa sheegay inay doorkooda ka soo baxayaan , isla markaana ay kaalin muuqaata ka qaadanayaan horumarinta nidaamka amniga iyagoo sii xoojinayo isticmaalka kamaradaha amniga iyo xoojinta ilaalada gudaha bangiyada.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *