Saraakiisha Booliska Gobolka Erer oo Dhiig Ugu Deeqay Shacabka Gobolka Waxaa Magaalada Fiiq ka qabsoomay olole dhiig-shubis ah oo ay soo qabanqaabiyeen Xarunta Kaydka Dhiigga ee Gobolka Erer, kaas oo ay si firfircoon uga qeyb qaateen saraakiisha kala duwan ee Booliska Gobolka Erer. News / admin Saraakiisha Booliska Gobolka Erer oo Dhiig Ugu Deeqay Shacabka Gobolka Waxaa Magaalada Fiiq ka qabsoomay olole dhiig-shubis ah oo ay soo qabanqaabiyeen Xarunta Kaydka Dhiigga ee Gobolka Erer, kaas oo ay si firfircoon uga qeyb qaateen saraakiisha kala duwan ee Booliska Gobolka Erer. Read More »
Jigjiga Khamiis, 12 June 2025 Komishinka Booliska Dawlad Deegaanka Soomaalida Sarreeye Guud Xaaji Cabdi Cali Siyaad ayaa galabta si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jigjiga. News / admin Jigjiga Khamiis, 12 June 2025 Komishinka Booliska Dawlad Deegaanka Soomaalida Sarreeye Guud Xaaji Cabdi Cali Siyaad ayaa galabta si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jigjiga. Read More »
Madaxa danbi ka hortaga Booliska DDS, G/sare Maxamuud Xasan, iyo Hoggaanka Nabadgalyada MMJ, Mudane Muxumed Cabdi, ayaa kulan la yeeshay maamulka bangiyada ka hawlgala magaalada Jigjiga. News / admin Madaxa danbi ka hortaga Booliska DDS, G/sare Maxamuud Xasan, iyo Hoggaanka Nabadgalyada MMJ, Mudane Muxumed Cabdi, ayaa kulan la yeeshay maamulka bangiyada ka hawlgala magaalada Jigjiga. Read More »
Waa boga rasmiga ee booliska dawlada deegaanka soomaalida! News / admin Waa boga rasmiga ee booliska dawlada deegaanka soomaalida! Read More »